Ereyga Maanta: maddooyamaddooyo
runsheeg  ld runsheegid.
runsheegid  Sheegidda xaqiiqada. ld runsheeg.
ruq1  R. ah: neef xoolo ah oo caato la kici waayay. ld ruqo¹. ruq2   Geed wax xididdadiisu dhulka ka soo wada fuqeen noqosho. ruqaansad  ld ruqaansasho.
ruqaansasho  eeg ruqaanso. ld ruqaansad, ruqaansi, ruuqaansad, ruu-qansasho.
ruqaansi  ld ruqaansasho.
ruqaanso   1. Neef geel ah kicid isku dayid. 2. Nafley fadhida kuurkuursi samayn. ld ruuqaanso.
ruqasho  eeg ruqo².
ruqid  eeg ruq².
ruqo1  Qof ama neef xoolaad oo aad caato u ah. ruqo2   Qof ama neef xoolaad aad u caatoobid. ruqsad  ld ruqso¹.
ruqsasho  eeg ruqso².
ruqsayn  eeg ruqsee.
ruqsayso   Qof shaqo ka tegid.
ruqsee   Qof ruqso siin.
ruqso1   1. Idan; fasax. 2. Shaqo ka fariisin qof hawshii uu hayey laga fariisiyo. 3. Warqad ay ku qorantahay oggolaasho wax reebban. ld ruqsad. ruqso2   Geed si xoog leh dhul uga siibasho. ruqur1   1. Cad yar oo hilib ah oo ku yaalla daloolka dhegta hortiisa. 2. Wax yar oo ka soo yuubo meel sulub ah. ruqur2   (bot.) Botani ahaan fuf aan qaangaadh ahayn oo isku cufan oo leh jirrid gaaban oo bixisa caleemo yar yar oo laalaaban, caleemaha dusha ee ruqurtu inta badan waa jidhif oo kale waxayna ilaalisaa caleemaha gudaha ee jilicsan. ruquus1  ld raquus¹. ruquus2   ld raquus². ruquusid  ld raquus¹, raquusid.
rushayn  eeg rushee. ld rushays.
rushays  ld rushayn.
rushaysan   Dhul wax biyo si habaysan loogu bilbilay ahaansho.
rushaysasho  eeg rushayso.
rushaysnaan  eeg rushaysan. ld ru-shaysnaansho.
rushaysnaansho  ld rushaysnaan.
page : 38 of 40
<< < 33 34 35 36 37 38 39 40 >