Ereyga Maanta: joohaar-bibiish
raaxaysad  ld raaxaysasho.
raaxaysan  Wax raaxo ku jiro ahaansho.
raaxaysasho  eeg raaxayso. ld raaxaysad, raaxaysi.
raaxaysi  ld raaxaysasho.
raaxaysnaan  eeg raaxaysan. ld raaxaysnaansho.
raaxaysnaansho  ld raaxaysnaan.
raaxayso  1. Nolol raaxo leh ku noolaansho. 2. Nasasho; daaltirasho.
raaxee  1. U r.: cid nolol raaxo leh ku noolaysiin. 2. U r.: qof niyaddiisa farxad gelin.
raaxo  1. Nolol aan dhib lahayn. 2. ld raaxayn.
raay  1. Xiniin. 2. Dad wada dhalasho ka dhaxayso laan ka farcantay; jilib.
raayo  1. Daruur yar oo markaas di'id bilaabaysa. 2. Xiniiniyo.
rab1  Qarka meesha ugu sarreysa oo aan la fuuli karin. rab2  Meel; kob. rab3  Wax niyadda ka jeclaysasho. rabaal  Meel taag ah ama kur ah.
rabadin  1. Meel la degi karo oo bannaan hareerahana dhir ama buuro ka xigaan. 2. Xero; hoy.
rabaqaad1  Ratibaadda ama horsiimaynta kutirsaneyaasha urur. rabaqaad2  (xis.) Ratibaad kasta oo kutirsaneyaasha urur la siinayo horsiimo huban. Summadda nP, waxay u taagantahay tirada raabaqaad n shey oo markiiba la qaato r shey sida; 5P3 waa tirada raabaqaad 5 shey oo markiiba la qaatay 3 shey. rabash1  Rabsho; fidmo; qulqulad; qas. ld rabshad, rabsho. rabash2  Cid qulquladayn. ld rabshadee, rabshee. rabbaas1  Orod boodbood leh. ld rabbaasid. rabbaas2  Orod boodbood leh samayn (nafley). rabbaasid  eeg rabbaas². ld rabbaas¹.
rabbaayad  Xayawaan la baray inuu dadka la dhaqmo.
rabbadh  (kiim.) Walax taran badan oo laastiig ah oo macmal ama dabiici ah.
rabbayn  eeg rabbee.
rabbaysan1  1. Ubad si habboon u barbaarid. 2. Xayawaan rabbaayad noqosho. rabbaysan2  1. Ubad si habboon u barbaaray ahaansho. 2. Xaya-waan rabbaayad ahaansho. rabbaysasho  eeg rabbayso. ld rab-baysi.
rabbaysi  ld rabbaysasho.
page : 8 of 40
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 > >>