Ereyga Maanta: biqil
suunjeege  Suunka gadaal xakamaha ka haya oo jeegada faraska ku aaddan.
suunni  Mid ka mid ah timaha indhaha korkooda ku yaal.
suunogoys  S. ah: haweeney dhalma days ah.
suuq  Meel si joogto ah la isugu yimaad oo alaabta iyo waxyaalaha ganacsiga ah lagu kala beddesho.
suuqad  Waxyaabo dahab, qalin iwm ka samaysan oo dumarku isku qurxiyaan.
suuqan1  Wax dhuuban oo caato ah noqosho. suuqan2  Wax dhuuban oo caato ah ahaansho. suuqmid  eeg suuqan¹.
suuqnaan  eeg suuqan². ld suuq-naansho.
suuqnaansho  ld suuqnaan.
suuqyo  Warmo.
suur  Badar biyo qashin kaga saarid.
suur1  Buunka qiiyamo la yeersho maalinta ee uumiga la xisaabayo. suur2  1. Muuqaal qurxoon. 2. (-ro, m.l) Qabaal aan ceelka laga qaadin oo xoolaha laggu shubo. 3. (-ro, m.l) Dhagax, qashin iwm oo badar ku dhex jira. suur3  Seexasho weyn, saq gelid; gam'id. suuraaf1  1. Isla-wareeg. 2. S. ah: qof socod badan oo dan la'aana samayn. suuraaf2  1. S. ah: gabar inan ah oo gurigooda uga tagtay sabab la'aan; isla-wareegto. 2. S. ah: neef ugub ah oo lumid badan. suurad  1. Muuqaal ama qaab qof leeyahay. 2. (-do, m.l) 114 qaybood oo quraanku u qaybsamo mid ka mid ah.
suuradi  Xoolo, dad iwm tiradooda si mala-awaal ah u qiyaasid.
suuradin  eeg suuradi.
suuraggal1  1. Fursad; awood. 2. S. ah: wax dhici kara. ld suurtaggal¹. suuraggal2  Wax rumoobi kara noqosho. ld suurtaggal². suuraggeli  Wax dhici kara ka dhigid (hawl iwm). ld suurtaggeli.
suuraggelid  eeg suuraggal². ld suur-taggelid.
suuraggelin  eeg suuraggeli. ld suur-taggelin.
suurasho  eeg suuro².
suurayn  eeg suuree.
suuree  Wax qaabkiisa qiyaasid.
suuri1  Maryo qurux badan oo dalka Siiriya laga sameeyo. suuri2  Nafley muddo dheer hurdisiin.
page : 115 of 118
<< < 110 111 112 113 114 115 116 117 118 >