Ereyga Maanta: bedertami
suurid  eeg suur³.
suurid1  eeg suur. suurin  eeg suuri².
suuris-jiilaal  1. (bot.) Habaynta qaybaha ruqurka ubaxa, gaar ahaan laacayaasha iyo malaacayaasha. 2. (c.nafl.) Xaalad firfir-cooni la'an ah oo ay xayawaanka qaarkii gelaan xilliyada abaartu dheeraato iyo kulaylka. Waxa kale oo hoos u dhaca quudashada, neefsiga iyo dhaqdhaqaaqaya-da kale ee jidhka.
suuro1  Isyeelyeel, kibir iyo meelmaag naagaha iyo carruurtu muujiyaan. suuro2  Badar dhagax, qashin iwm ka saarasho. suuroo  Fal isjejebin iyo islaweeyni ku jirto muujin (haween).
suuroobid  eeg suurow². ld suurtoobid.
suurood  eeg suroo.
suurow1  Awood. ld suurtow¹. suurow2  Wax dhici kara noqosho. ld suurtow². suursan  Wax hurdo dheer ku jira ahaansho.
suursanaan  eeg suursan. ld suur-sanaansho.
suursanaansho  ld suursanaan.
suurtaggal1  ld suuraggal¹. suurtaggal2  ld suuraggal². suurtaggeli  ld suuraggeli.
suurtaggelid  ld suuraggelid.
suurtaggelin  ld suuraggelin.
suurtoobid  ld suuroobid.
suurtow1  ld suurow¹. suurtow2  ld suurow². suus1  1. (-sas, -m.l) Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la mid ah lagu beego, lagu cabbiro. 2. Bahal yar oo badarka gala oo cuna. suus2  (daaw.) Bololid iyo jajabid ilko ama lafo. suusac1  ld suusuc¹. suusac2  ld suusuc². suusaci  ld suusuci.
suusacid  ld suusucid.
suusacin  ld suusucin.
suusacsan  ld suu-sucsan.
page : 116 of 118
<< < 111 112 113 114 115 116 117 118 >