Ereyga Maanta: fitaaxsanaansho
suusacsanaan  ld suusucsanaan.
suusacsanaansho  ld suusucsanaan.
suusacsasho  ld suusucsasho.
suusacso  ld suusucso.
suusuc1  Caano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac¹. suusuc2  Caano suusuc noqosho. ld suusac². suusuci  Caano suusac ka dhigid. ld suusaci.
suusucid  eeg suusuc². ld suusacid.
suusucin  eeg suusuci. ld suusacin.
suusucsan  Caano wax suusucay ahaansho. ld suusacsan.
suusucsanaan  eeg suusucsan. ld suusacsanaan, suusacsanaansho, suusucsanaansho.
suusucsanaansho  ld suusucsanaan.
suusucsasho  eeg suusucso. ld suusacsasho.
suusucso  Caano suusac ka dhigasho. ld suusacso.
suux  Nafley miyir beelid.
suuxdimo  ld suuxdin.
suuxdin1  1. Miyirbeel lala dhaco. 2. Qallal; sarco. ld suuxdimo, suuxtin. suuxdin2  (daaw.) Isbeddel shaqo maskaxeed oo lagu yaqaan miyir beel iyo qallal soo noqnoqda oo si kedis ah ku bilowda muddo aad u gaaban socota. suuxi  1. Nafley wax miyir beelay ka dhigid. 2. Nafley daawo dareenka ka qaadda ku durid.
suuxid  eeg suux.
suuxin  eeg suuxi.
suuxsan  Nafley wax la suuxiyey ahaansho.
suuxsanaan  eeg suuxsan. ld suux-sanaansho.
suuxsanaansho  ld suuxsanaan.
suuxtin  ld suuxdin.
suwiye  Kawaanle.
suxufi  ld saxafi.
suxufinnimo  Suxufi ahaansho.
suxul  Gacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibadda xigta oo dhuuban marka gacantu laabantahay. ld xusul.
suxulduub1  1. Orod gaaban oo gacmuhu laaban yihiin oo la ordo. 2. ld suxul-duubid.
page : 117 of 118
<< < 112 113 114 115 116 117 118 >