Ereyga Maanta: fitaaxsanaansho
tuunsan1  Alaab wax meel la isugu uruuriyey noqosho. tuunsan2  Wax meel ku uruuray noqosho. tuunsanaan  eeg tuunsan². ld tuunsanaansho.
tuunsanaansho  ld tuunsanaan.
tuunsasho  eeg tuunso. ld tuunsi.
tuunsi  ld tuunsasho.
tuunso  Wax meel ku uruursasho.
tuuqsad  ld tuuqsasho.
tuuqsasho  eeg tuuqso. ld tuuqsad, tuuqsi.
tuuqsi  ld tuuqsasho.
tuuqso  Si gaar ah bad u taabasho (ciyaar turub).
tuur  1. (f.g) Wax gacanta ku gamid. 2. (f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.
tuur1  1. Timaha madaxa oo inta la daayo in yar kor u dheeraada. 2. Wax meel ta tuuray qaabkiisa. ld tuul¹. tuur2  1. Kurus. 2. Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yeesho. tuur3  Wax meel tubid. ld tuul². tuuran  Wax gacanta lagu gamay ahaansho.
tuuran1  Wax meel la tuuray ahaansho. ld tuulan. tuurasho  eeg tuuro.
tuurbarbaar  ld tuurfaahis.
tuurfaahis  Nooc ka mid ah cawska rarada laga sameeyo. ld tuurbarbaar.
tuurid  eeg tuur. ld tuuris, tuurniin.
tuurid1  eeg tuur³. ld tuulid, tuurniin. tuurimo  In wada jirta oo badan; wax meel tuuran.
tuurin  1. Qori yar oo af fiiqan leh oo hasha irmaan sanka looga mudo si ilmo loogu sidko. 2. Qori yar ooo af fiiqan leh oo timaha lagu tuuro.
tuuris  ld tuurid.
tuurmadow  Libaax-badeed jaad ka mid ah.
tuurnaan  eeg tuuran, tuuran¹. ld tuulnaan, tuulnaansho, tuurnaansho.
tuurnaansho  ld tuurnaan.
tuurniin  ld tuurid.
tuuro  1. (f.g) Wax meel isugu geysasho. 2. (f.mg) Wax meel isugu imaasho. 3. Timaha tuurid.
page : 59 of 60
<< < 54 55 56 57 58 59 60 >