Ereyga Maanta: dhiifoonaan
tabantaabo  ld tabantaabin.
tabar  Xoog; itaal. ld tabaro, tamar, tamaro.
tabaraysad  ld tabaraysasho.
tabaraysasho  eeg tabarayso. ld tabaraysad.
tabarayso  Tabar yeelasho.
tabardarrayn  eeg tabardarree.
tabardarree  Itaal yaro dareemid.
tabargab1  ld tabargabid. tabargab2  Wax tabar beelid. tabargabid  eeg tabargab². ld tabar-gab¹.
tabargal1  ld tabargelid. tabargal2  Qof ciidamin kara noqosho. tabargelid  eeg tabargal². ld tabargal¹.
tabaro  ld tabar.
tabarruc1  Ururin lacag iwm oo cid lagu kaalmaynayo. tabarruc2  Ku t: cid wax ku deeqid. tabarrucid  eeg tabarruc².
tabaryar  Cid aan tabar lahayn ahaansho.
tabaryaraan  eeg tabaryar. ld tabaryaraansho, tabaryari.
tabaryaraansho  ld tabaryaraan.
tabaryari  ld tabaryaraan.
tabasho  eeg tabo.
tabatabbo  Weel baaquli u eg oo ka samaysan argeeg, dushana aleel looga sharxay oo subagga, oodkaca iwm lagu shubto.
tabaxsasho  eeg tabaxso.
tabaxso  Qun yar socosho.
tabayn  eeg tabee. ld tabays.
tabays  ld tabayn.
tabbac1  ld tabbicid. tabbac2  Ku t.: cid deeq weyn siin. tabbeello  Loox weyn oo qoraallo ama sawirro macno gaar ah samaynaya lagu muujiyo.
page : 8 of 60
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 > >>