Ereyga Maanta: fullaacsan
xurquun  Gasiin. ld xulquun.
xurub  ld xurbin¹.
xuruubbamid  ld xaruumid.
xuruubban1  ld xaruun¹. xuruubban2  ld xa-ruun². xuruuf  eeg xaraf.
xuruumid  ld xaruumid.
xuruun1  ld xaruun¹. xuruun2  ld xaruun². xus1  1. Allabari cid dhimatay loo sameeyo. 2. Damaashaad loo sameeyo dhacdo taariikh leh. xus2  1. Wax soo hadal qaadid. 2. Cid dhimatay Allabari u samayn. 3. Dhacdo tariikh leh xaflad u samayn. xusan  Wax la xusay ahaansho.
xushlayn  eeg xushlee.
xushle  1. Orod laafyo badan. 2. Si xarrago iyo mardaaddi leh u socoshada.
xushlee  Orod xushle ah ordid.
xushmad  ld xushmo.
xushmadarro  Xushmo la'aanshada.
xushmadayn  ld xushmayn.
xushmadee  ld xushmee.
xushmayn  eeg xushmee. ld xushma-dayn.
xushmee  Cid xushmo u yeelid. ld xushmadee.
xushmo  Sharaf iyo wanaag laga kasbado bulshada dhexdeeda; xurmo; muuno. ld xishmo, xushmad.
xusid  eeg xus².
xusli  1. (f.g) Wax dhudhun ku cabbirid. 2. (f.mg) U x.: wax ama cid u iilasho. 3. (f.g) Orod gaaban ordid.
xuslin  eeg xusli.
xusnaan  eeg xusan. ld xusnaansho.
xusnaansho  ld xusnaan.
xusul  ld suxul.
xusulduub1  ld xusulduubid. xusulduub2  Orod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid.
page : 57 of 60
<< < 52 53 54 55 56 57 58 59 60 >