Ereyga Maanta: fullaacsan
xabbururis  ld xabbururin.
xabeeb1  (daaw.) Codka dadka oo qeex-naantu ka ba'do ama si fiican u soo bixi waaya, dalqada iyo cunaha oo wax gaareen darteed. xabeeb2  Cod, xabeeb yeelasho. xabeebi  1. Cid xabeeb u yeelid. 2. Cid xiijin.
xabeebid  eeg xabeeb².
xabeebin  eeg xabeebi.
xabeebsad  ld xabeebsasho.
xabeebsan  Wax xabeeb yeeshay ahaansho.
xabeebsanaan  eeg xabeebsan. ld xabeebsanaansho.
xabeebsanaansho  ld xabeebsanaan.
xabeebsasho  eeg xabeebso. ld xa-beebsad.
xabeebso  Wax xabeeb yeeshay noqosho.
xabeed  (c.nafl.) Walax isjiidanayso oo ay ku dhiijiyaan unugyada “goblet” xuub xabeedka korkiisa si uu u ilaaliyo una subko, iyo si uu u soo dabo bakteeriyada, saxarrada boodhka iwm.
xabiib  Qof gacal ah ama saaxiib lillaahi ah.
xabkaysad  ld xabkaysasho.
xabkaysasho  eeg xabkayso. ld xabkay-sad, xabkaysi.
xabkaysi  ld xabkaysasho.
xabkayso  1. Xabag gurasho. 2. Meelo kala duwan ka qaraabasho.
xabow  Geed aan qodax lahayn oo badaha agtooda ka baxa oo geelu jecelyahay.
xabsi  ld xabbis¹.
xabud  1. Baruurta bogga korkiisa ka baxda. 2. Laab; xabad.
xabuubane  Badar aan wasaq lahayn.
xabxab  Qare.
xad  Hanti qof kale leeyahay si qarsoodi ah u qaadasho.
xad1  1. Xudduud; soohdin. 2. ld xaj. xad2  (taar.) Xarriiqda kala qaybisa laba hanti ma guurto ah ama laba waddan. xad3  1. Wax is-hortaagid. 2. Wax dhibid. xad-awoodeed  (qaan.) Awood maxkamad sharciyeed ama madax sare oo ku gaara go'aan ama fuliya sharci.
xad-dhaaf1  Meeshii laysu asteeyay oo la dhaafo; xadka oo laga baxo. xad-dhaaf2  1. Wax aan la koobi karin noqosho. 2. Wax qiyaastoodii dhaafid.
page : 7 of 60
<< < 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 > >>