Ereyga Maanta: fullaacsan
xadeysnaan  eeg xadeysan. ld xadeys-naansho.
xadeysnaansho  ld xadeysnaan.
xadfan  Ku x.: wax la xad-fay ahaansho.
xadfanaan  eeg xadfan. ld xadfanaansho.
xadfanaansho  ld xadfanaan.
xadfid  eeg xadaf².
xadgudbid  eeg xadgudub². ld xadgu-dub¹.
xadgudub1  ld xadgudbid. xadgudub2  Ku x.: cid wax aan ku habboonayn ku samayn. xadid  eeg xad.
xadid1  eeg xad³. xadiidin  Meel digdigo ah oo aan geed lagu arag.
xadnaan  eeg xadan. ld xadnaansho.
xadnaansho  ld xadnaan.
xadrayn  eeg xadree.
xadree  (dii.) Xadro ka qaybgelid.
xadro  (dii.) Digri.
xafaarad  1. Aalad dhulka dillaacisa ama ciidda bixisa. 2. Markab weyn oo badda qoda.
xafaare  Diifta iyo tabardarrada bugtadu reebto oo baanta u baahan.
xafash  ld cafash.
xafid  1. Wax dayac ka ilaalin. 2. Cashar, Quraan iwm kor ka bara-sho.
xafidan  Wax la xafiday ahaansho.
xafidid  eeg xafid.
xafidnaan  eeg xafidan. ld xafidnaansho.
xafidnaansho  ld xafidnaan.
xafiiltamid  eeg xafiiltan². ld xafiiltan¹, xifaalootan, xifaaltamid, xifaaltan¹.
xafiiltan1  ld xafiiltamid. xafiiltan2  Laba qof xifaalootamid ama is xifaalayn. ld xifaal-tan². xafiis  Qol ama ka badan oo lagu maamulo hawlo guud ama gaar.
xaflad  1. Isu-imaadka dad badani meel isugu yimaado iyagoo xusaya munaasabad muhiim ah. 2. Fantasiyaha loo sameeyo aroos iwm.
page : 9 of 60
<< < 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 > >>