ammooniya
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-mo, m.dh)
Macnaha:
- (kiim.) Neef midab laawe ah oo ur sindhiidha leh. Ammooniyadu aad ayay ugu milantaa biyaha (milanka dheregsan ee ammooniyada ah waxa ku jira, 36.9% oo ammoniya ah markuu heerkulku yahay 0° C.): milan-biyoodka ammoniya waa beys waxaana ku jira saami ammooniya ah oo madaxbannaano.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

