atlasQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-syo, m.dh)Macnaha:(juqr.) Khariidado la isu soo ururiyay oo loo sameeyay qaab buug.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0