badhax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Macnaha:

  1. (baay.) Tafiirta ay waalidkood ugu yaraan hal astaan ku kala duwanyihiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur