barashada unugga

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Barashada dhismaha iyo shaqada unugyada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur