biqil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Abuur markaa soo baxay. 2. ld biqlid.
  2. Abuur iwm soo bixid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biqlid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg biqil². ld biqil¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur