caroogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-gyo/caroog, m.dh)Macnaha:1. Buun. 2. (muus.) Qalabka muusikada nooc ka mid ah oo leh af ballaaran, cod dheerna bixiya.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
buunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Bocool weyn ama dhuun dheer oo kolkii la afuufo dhawaaq dheer ka soo baxo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0