dhimbiil

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dhimbil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhimbil

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-lo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Dhulux yar oo nool (dab leh). 2. Raydabka mirihiisa curadka ah. ld dhimbiil.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur