diisnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg diisan. ld diisnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

diisan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax hoos u godan ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

diisnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld diisnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur