fanax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Meesha laba farood oo kasta iska galaan.
  2. Laba fool oo kala durugsan inta u dhexeysa (ilkaha dadka).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur