foosil

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-lo, m.dh)

Macnaha:

  1. (jool.) Hadhaaga ama raadadka ka sii muuqda raqda noole hore u jiri jirey.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur