geesoole
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)
Macnaha:
- 1. Cayayaan leh labo gees dhaadheer iyo qolof adag. 2. Miro yicibeed oo aan la dhilin oo labadii qolfoodba le.
Qeexitaanno ay bulshadu soo jeedisay
- (Xisaab) waa qaab-dhismeed joomateri oo fidsan (laba-biirile ah), kana samaysan xariijimo toosan oo isku xidhan, kuwaas oo dhowra ama xidha meel bannaan. Waa qaab kasta oo leh saddex ama ka badan oo dhinac (ama geesood) iyo xaglo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

