hogasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hogo². ld hogad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hogo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Roobka ugu horreeya ee xilliga guga ama dayrta kulaylka ka dhasha.
  2. Nafley meel is tubid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hogad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hogasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur