KuruweshiyaMacnaha:Kuruweshiya (hr: Hrvatska, Af-Ingiriis: Croatia) waa wadan ku yaalo bartamaha iyo koonfurta bari ee qaarada Yurub. Caasimadiisuna waa Zagreb.