laacayaal

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Mid ka mid ah qaybaha ubaxa taas oo samaysa korollaha. Laacayaasha dhirta cayayaanku faxliyey had iyo jeer aad ayey u ifaan, badanaana way udgoonyihiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur