neefsasho ogsajiin leh

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Nooc ka mid ah neefsashada, oo cuntadu (gaar ahaan kaarboohydraytyada) ay dhammaantood u ogsidhoobaan kaarboon laba ogsaydh iyo biyo, iyaga oo siidaynaya tamar kiimikeed, kuna sii daynaya dariiqad u baahan ogsajiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur