tirada dadka

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-oyin, ml.)

Macnaha:

  1. 1. Ikoolajii ahaan, koox isku sinji ah oo meel ku wada nool. 2. Tirada wadarta sinjiyo ama bah kale oo noole ah oo ku nool meel la yaqaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur