weji dhexe
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Heerka ugu weyn ee qaybsanka bu'da, kaas oo xuubka bu'du uu baaba'ayo, koromosoomyaduna ay imanayaan badhtanka xiddigaha, kaddibna waxa bilaabma kala durugga koromaati-dhyada.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

