biyabbeel

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. B. ah: badar la karinayo oo isaga oo aan weli bislaan biyihii ka dhammaadeen. 2. ld biyabbeelid.
  2. Dheri karsamaya biyo ka dhamaasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

biyabbeelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg biyabbeel². ld biyabbeel¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur