dhaabadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. Maanso iyo wax la mid ah dhaabad u yeelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur