jaanguurin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg jaanguuri. ld jaanguuris.

Lamidka: jaanguuri, jaanguuris

jaanguuri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax dabar goyn.

jaanguuris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jaanguurin.

Lamidka: jaanguurin