kulqaate
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (fiis.) Dariiqo tilmaamaysa nuugidda kulka ee hab ama walax ku jirta falgalid (waxa kale oo lagu sharxi karaa kulka bannaanka uga baxa walax, ama hoos-u-dhaca heerkulka).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

