kushad

Qaabnax: Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine

Macnaha:

  1. eeg kusho.

kusho

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-shaday, -shatay)

Macnaha:

  1. Kul iyo caro iska dareemid; xanaaqid; dhiidhiyid.