maagasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maago.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

maago

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. Ka m.: wax cabsi darteed uga dheeraansho. maahane qr. ld mooyaane.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur