ohli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (ohli/-iyo, m.dh) Kolay weyn harag ama mayrax ka samaysan oo badarka iyo waxyaabaha yaryar ee guriga lagu gurto.