okobbanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg okobban. ld okobbanaansho, okobboonaan, okobboonaansho.

okobban

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Qof wax la faray oggol oo qabashadiisa ku faraxsan ahaansho. ld okobboon.

okobbanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld okobbanaan.

okobboonaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld okobbanaan.

okobboonaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld okobbanaan.