qaansheeg

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.l)

Macnaha:

  1. (dhaq.) Qoraal cid lagu weyddiinayo badeeco ay hore u qaadatay qiimahooda in ay bixiso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur