raadyoosonde
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)
Macnaha:
- (c.cimi.) Qalab iskiis isu rikoorgareeya oo lagu isticmaalo mitroolojiga, badanaa cabbi-raadda cadaadiska sare, isaga oo wata laliye ku dhigan balloon haydrojiin ka buuxdo.

