ruuqid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg ruuq.

ruuq

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-qay, -qday)

Macnaha:

  1. Cunno qoyan oo jilicsan, afka ku cunid, ku bashuuqsasho.