tabaalac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Daal badan.
  2. Socod badan daal kala kulmid.