tabaashiir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Wax qalin ahaan lagu qoro sabburadaha.
- (jool.) Dhagax nuuradeed saafi ah, jilicsan oo cad, oo sida caadiga ah ka samaysan kaalshiyam kaarboonayt.
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha: