xawaalad
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-do, m.l)
Macnaha:
- (dhaq.) 1. War-qaadda lagu diro lacagaha dadku boostada ku dirayaan. 2. (dhaq.) Lacag dal laga wareejiyo iyadoo dal kale lagu wareejinayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

