yuf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ari, sagaaro iwm dhogor kicidda haleesha marka cabsi la soo gudboonaato.