yuucan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)

Macnaha:

  1. ld yuuban.

yuuban

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Macnaha:

  1. 1. Wax soo taagan ahaansho. 2. Wax taagan ahaansho.