Abaabul

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld abaabulid.


Abaabul

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ulay, -ushay)

Si hannaan ama qaab habeysan leh dad u hawlgelin, arrin isku duwid, qabanqaabin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abaabul

oog | tabaabulayn | tabaabulyo tabaabulee | tabaabulo | tabaabulshayn | tabaabulshee | tabaabulyayn | tabaabulyee | tabaabulyo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg