Daabac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Duub dun ah oo maryaha lagu xardho. 2. Dhar dun lagu xardhay. 3. (-cyo,m.dh) Meesha ay iska galaan daabka iyo birta toorreyda. 4. ld daabicid. daabicid


Daabac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -bici)

1. Xarar ku qurxin dhar iyadoo la adeegsanayo dun midabyo leh ama rinjii. 2. Qoraallo madbacadayn.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daabac

daabacaad | daabacan | daabacnaan | daabacnaansho | daabece | daabicid | dabcad | jus | khad |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg