Dhaaw

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Habaar; Inkaar. 2. Daaweynta Jin, dabayl iwm cid laga daweeyo. 3. ld dhaawid. ld dhaw¹.


Dhaaw

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-way, -wday)

1. Cid habaarid. 2. Cid Jin, dabayl iwm ka daaweyn. 3. ld dhaw².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaaw

caabuq | naaf | haar | ibdar | naafee | nabar | ambalaas | baan | baani | baano |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg