Gaallays

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Waran g. ah: nooc warmaha waaweyn ka mid ah lagu dagaallamo.


Gaallays

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

Toorrey g. ah: toorrey dheer oo birsulub leh oo lagu dagaallamo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gaallays


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg