Habee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

H./isku h.: wax kala daadsan ama aan nidaamsanayn isku duwid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga habee

gaabbaguul | yoolyool | aboodi | ardaa | ayaan | bahalhoosaad | bakayle | bari | beri | beridhax |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg