Laab

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-bab, m.l)

1. Calaamadda uu reebo shay fidsan oo laysku soo rogey. 2. Meel leexsan; luuq; jiiro. luuq, jiiro


Laab

Qaabnaxa: m.l (jool.) Isrogrogga: (-bab, m.l)

Qallooc ku dhacay lakabyo dhadhaabeed, oo ay keeneen dhaqdhaqaaqyo ku dhacay oogada dhulka.


Laab

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Jirka dadka soo jeedka inta u dexeysa luqunta iyo caloosha; xabad. 2. Qalbi; niyad. qalbi, niyad, xabad


Laab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Maro, bir, warqad iwm dacalladeeda isku soo celin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laab

jaabee | laabad | laaban | laabasho | laabato | laabbis | laabid | laabis | laabjeex |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg