Makas

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Dadka inta garashadoodu gaabantahay; maangaab; caamo. 2. Ilmo aan weli caqli fiican yeelan. ld makasto.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga makas

makasto |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg